Munaasabad xariga looga jarayay qeybta cusub ee Iskuulka Al-Imra oo lagu qabtay Baladweyne.

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay Munasabad Xariga looga Jaraya Xuruun Cusub taasi uu yeelan doono iskuulka Hoose dhexe Ee Al-Imra.

Munaasabad Xarig jarka ayaa waxaa kaso qayb galay Maamulka Machadka, Waalidiin , Arday , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.