Barnaamij isku xiraya dhaqaatiirta iyo bukaannada oo laga daah furay Muqdisho.

0
55

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa laga daah furay adeegga caafimaadka fogaan Arragga ah ee Som doctorsa oo isku xiray bukaanadda doonaayo in lala tacaalo iyo dhaqaatiirta Soomaaliyeed igoo jooga guriyahood.

Daafur adeegaankan Tiknooljiyadda waxaa ka qayb galay masuuliyiin kale duwan oo katirsan dowlada soomaaliya , dhaqaatiir iyo qabiiro caafimaadka.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.