Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inakabadan 200 boqol oo araday oo dhameeysatay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Abaarso Technologoy ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Burao ee xarunta Gobalka Togdheer.
Munaasabad qalin jabinta ayaa waxa kaso qayb galay Maamulka guud ee Jaamacada, Maamulka Magalada Burco, Bahda Waxbarashada Gobalka Togdheer , Dhallinyaro , Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.