Biyo la’aan soo food saartay dadka ku nool deegaanka Ceel Gardi ee degmada Xarfo.

0
254

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Bulshada kunool Deegaanka Ceel Gardi ee Degmada Xarfo ayaa soo food saartay biyo la,aan baahsan kadib markii uu gurey Ceelka Deegaanka iyaga oo kacodsaday maamulka Puntland in loo dhiso Ceelbiyood kale.

Dadka deegaanka Ceel Gardi ayaa ka dhaansan jiray Ceelbiyoodkan gurey iyaga oo sidoo kale ka dhamaadeen baraagaha ay ku keedsan jireen biyaha roobabkii gu,ga ee ka aday dalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.