Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee maamulka Hirshabelle oo kaashanaysa Hay’addaha WFP ayaa Tababar kusaabsan kobcinta wax soo saarka ufurtay iskaashatada beeraleyda Gobolka Shabellada Dhexe.
Daahfurka Tababarka ayaa waxa ka qayb galay maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe,Madax Ka socotay Hay’adda WFP , iyo Beeraleeyda Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.