Shir looga hadlayay isku xerka hay’adaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
101

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay Shir looga hadlayay isku xirka hay’adaha Cadaalada iyo Arrimaha garsoorka ka shaqeeya.

daahfurka shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka maamulka Galmudug, Hay’addaha Ka shaqeeya Arrimaha Garsoorka , Maamulka Degmada Dhuusa-Mareeb iyo Hay’addaha kale aan dolwiga lahayn.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaney