Tababar ku saabsan xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo laga furay Dhuusamareeb

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Cadaaladda maamulka Galmudug ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba ugu qabatay xubno ka socday bahda cadaalada sida booliska asluubta garsoorka iyo shaqalaaha wasaarada

tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey wasaarada Cadaaladda maamulka Galmudug waxaana kaso qeyb galay furitaanka tababarka wasiirka wasaarada Cadaaladda Galmudug Cabdulaahi Axmed Maxamed mas’uuliyiin katirsan maamulka Galmudug iyo qaar kamid ah shaqalaaha wasaarada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi