Magaalada Feer-feer ee gobolka Hiiraan oo laga dareemayo horumar waxbarasho

0
82

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hormar dhanka waxbarshada ah ayaa laga dareemayaa magaalada feer feer ee gobolka Hiiraan

Dugsiga hoose iyo dhexe ee feer feer oo dhowaan laga her geliyay magaaladaasi ayaa waxaa wax ka barto Inkabadan 300 arday

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen