Xarun waxbarasho oo laga daah furay degmada Xarfo

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Xarfo ayaa lagu qabtay munaasabada lagu daahfurayey Madarasada Muxamadu Rasuululaah oo lagu baran doono qur’aanka kariimka culuumta islaamka iyo culuumta maadiga

Munaasabada furitaanka waxa kasoo qeyb galay maamulka Degmada Xarfo culumaa’udiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo Haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi