Xoogsatada sameysa burjukooyinka ee magaalada Boorama oo codsaday in la caawiyo

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-dadka kushaqeeysto xirfada gacanta ee ku nool magaalada Booroma ee Soomaliland islamarkana ku shaqeysta sameynta burjikooyinka, baaldiyasha, qalabka lagu falo beeraha iyo agab kale ayaa waxaa lasoo dirsay shaqo la,aan

farsmayaqaanada ayaa sheegay in xiligan ay soo food saartay duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay inay waayeen cid wax ka iibsata sidoo kala ay adkaatay inay helaan agabka laga sameeyo alaabaha ay soo saaran.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud