Tababar kusaabsan sidii loo kobci lahaa kaqeyb qaadashada iyo ilaalinta bulshada oo kafurmay Hargeysa

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Somaliland Cabdiraxiin Xirsi Jaamac ayaa tababar kusaabsan sidii loo kobci lahaa kaqeyb qaadashada iyo ilaalinta bulshada baahiyaha gaarka ah qaba ugu soo gabo-gabeeyay qaar kamid ah dhalinyarada Somaliland magaaladfa hargeysa

tababarkan oo socday mudo laba maalin ayaa waxaa soo qaban qaabiyey hay’adda Y-PEER iyo hay’adda UNFPA waxaana kaso qeyb galay xiritaanka tababarka mas’uuliyiin katirsan maamulka somaliland iyo madax kasocotay labada hay’adood ee Y-PEER iyo UNFPA

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi