Shir looga hadlayo sidii ay haweenka qeeyb uga noqonlahaayeen amniga iyo nabadda oo ka furmay Garoowe

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweenka maamulka Puntland Aamino Maxamed Cabdulaahi ayaa magaalada Garoowe ka daahfurtay shir laba bari soconaya oo looga hadlayo ka qayb qaadashada haweenka ee amniga iyo nabadda .

shirka ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan wasaaradda Haweenka maamulka Puntland xubno kasocday xarumaha maamulka Puntaland iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi