Kulan looga hadlayay nafaqa darada caruurta oo lagu qabtay Hargeysa.

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxwayne ku xigeenka maamulka Somalind ayaa magaalada Hargaysa ka daah-furay kulan looga hadlayey nafaqadarada caruurta deegannada Somaliland.

Kulankan ayaa wax ka qayb galay Wasiiro ka tirsan maamulka Somalind, dhallinyaro, Haween iyo qaybaha kale duwan ee bulshadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.