Baladweyne (Radio Beerlula)- Webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha Magaalada Baladweyne ayaa buux dhaafay kadib markii roobabkii deyrta ay ka curteen gobolka Hiiraan iyo dowlad deegaanka Soomaalida oo uu ka yimado webiga shabeelle.
Sida xogta hordhaca ah ay tilmaameyso magaalada Baladweyne ayaa ka mid ah meelaha ugu horeeya ee laga cabsi qabo inay ku dhuftan dadaadka ka dhalan doonaa roobabka iyo dufaanta Elnina.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.