Aabo ku xanuunsan Baladweyne oo codsaday in la caawiyo.

0
217

Baladweyne (Radio Beerlula)- Abe jabriil cabdi waa abe ay heysto xalad cafimaad dar wax oo ku nool yahay mid ka mid ah xarumaha barakacyasha ee magalada baladweyne

Abe jabriil ayaa waxaa uu xanun ka daremaa mid ka mid ah lugahiis waxowna ka xanun san yahay mudo 8 bil ah mana helin daryeel cafimaad mana heysto qarash oo ku tago xarumaha cafimaadka ee ku yaalo magalada baladweyne

waxana soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.