Goob waxbarasho oo laga Daahfuray deegaan ku yaalla duleedka magaalada Beled-xaawo

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Dhuxul gaduud oo ku yaalla duleedka degmada Baladxaawo ayaa waxaa laga daahfuray iskuul hoose iyo dhexe kaasi oo loogu tala galay ineey wax ku bartaan caruurta

Xaruntan waxbarasho ayaa waxaa si isku tashi ah u dhisay bulshada deegaanka si ay u hormariyaan mustaqbalka xaruurtooda

waxana soo jeedinaya  Sacdiyo Maxamed Maxamuud