Olole nadaafadeed oo laga sameeyay xeebta Liido iyo maamulka gobolka Banaadir oo bogaadiyay.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Guud Nadaafada iyo Bilic soo Celinta Dowlada hoose ee xamar ayaa dhiiri galin u sameeyay  dhalinyaro si is xilqaan ah ololo nadafadeed ka sameeyo xeebta liido ee magalada muqdisho.

Dhalinyardaan ayaa waxey waqti hore bilaabeen Nadaafada xeebta liido mana jirin cid ku taakuleyso ama ku garab istaagto nadaafada ay mar waliba ka sameeyaan xeebta liido ee magaalada Muqdisho.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen