Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid xariga looga jarayay masjidunuur ee magaalada Jowhar ayaa waxa kasoo qeeybhalay maamulka Degmada Jowhar culimo iyo bahda waxbarashada.
Dhismaha Masjidka Ayaa waxaa uu soomaray heerar kala duwan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.