Maamulka galmudug oo wada qorshe lagu horumarinayo cunista kaluunka Badda.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Kalluumeysiga Galmudug ayaa bilowday Olole Kor loogu qaadayo isticmaalka kalluunka iyo wax soo saarka kalluumeysatada Galmudug.

Ololahan ayaa looga goleeyahay in kor loogu qaado cunista galuunka iyo wax soo saarkiisa

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.