Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaaradda maaliyada maamulka Soomalilnd aya furay shirka falanqeynta ee qoondada miisaniyada mamulkaasi waxa uuna
Shirka ka furmay magalaada hargeysa.
Shirka ayaa looga hadlay xaquuqda caruurta sida biyaha caafimaadka waxbarashada iyo bahiyaha aas asiga ah ee caruurta.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen