Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayay horumarinta Shuruucda iyo Badbaadada Diyaaradaha Soomaaliya .
Shirka waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda Gaadiidka XFS maareeyaha hay’adda dualistic Soomaaliyeed iyo xubno kale oo ka socday shirkadaha diyaaradaha dalka
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibraahim