Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Qeybo kamid ah Jowhar

0
178

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka xaafada Horseed ee magaalada Jowhar oo gacan ka helaya shacabka xaaafada ayaa olole nadaafadeed kasameeyay wadooyinka xaafada.

Intii uu socday ololahan nadaafadeed ayaa qashin badan oo buuxdhaafiyay wadooyinka xaafada horseed lagarayay iyadoo la geeyay goobo loo asteeyay.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan