Wasaaradda Caafimaadka XFS oo furtay mashruuc looga hortagayo Nafaqadarada caruurta

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada muqdhisho ayaa lagu qabtay masruuc Caafimaad oo loogu talagalay in luga Daaweeyo caruurta nafaqadarada iyo kuwa faruuran mashruucaan waxaan iska kaashanayo Dowladaha Qatar iyo Soomaaliya.

munaasabad lagu daah furaayay mashruucaan Caafimaadka ayaa wax goob joog ahaa Wasiiru Dowlaha Caafimaadka XFS Safiirka Dowaladda qatar Gudoomiye  kuxigeenka Arimaha bulshada Gobalka banaadir iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud