Waddo muhiim ah oo laga dhagax dhigay Magaalada Muqdisho

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono Suuq labaad ee ugu weyn Caasimadda Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid

madasha dhagax dhiga waxa goobjooga ahaa mas’uuliyiin katirsan maamulka gobolka banaadir Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Suleymaan Fargax iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulahi