Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanka xawaadleey ee gobolka shabeelaha dhaxe.

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku dhawaad 20 qof isugu jira caruur iyo dad waayaal ah ayaa ugu geeriyooday cudurka shuban biyoodka deegaanka xawaadleey ee gobolka shabeelaha dhaxe.

Deeganka ayaa waxaa inta badan xiran xarumaha caafimaad sababo laxiriira daawo la,aan waxana dadka ay wajahayaan baahi caafimaad oo aad udaran

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan