Buug laga qoray dhaqamada Miiga iyo Magaalada oo lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu soo bandhigay buugan oo ku saabsana Bandhiga Buugga ka dhowrsiga Caadooyin Dhaqameedka Mii iyo Magaalo oo uu qorey Maxamed Macallin Cali oo kamid ah aqoonyahada soomaaliyeed.

Munaasabad Buugan lagu soo bandhigayay waxaa ka qeybgalay aqoonyaano,dhalinyaro iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.