Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa si habismi leh magaalada Baladweyne uga socda dhismaha biyo xireenka looga hortagayo qasaare ka dhasha fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeele ee dhexmara magaalada.
Afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa kasocda dhismayaal aad ubaalaran kuwaa oo ay dhiysaan hay,adaha ka shaqeeyo gobolka.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan