Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargayso ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabadda ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday jaamcada beder maamalka Somaliland islamarkaane ka baxay kuliyadaha kale duwan ee jaamacada.
Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Jamaacada Bahda waxabarashada waalidiinta ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.