Qiimaha shidaalka suuqyada magaalada Hargeysa oo sara u kac ku yimid.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-sare u kac xogan ayaa ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada hargeysa kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray iyada oo uu saameyn ku yeelatay darawalada kaxeeya gaadiidka

qiimah shidalka ayaa waxaa hadda lagu kordhi fustadii 3 dolar halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 85

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Xuseen Aadan.