Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka deegaanka Docoleey ee Gobolka Galgaduud ayaa laga bilaabay dhismaha qeybta hooyada iyo dhalaanka oo lagu soo kordhinayo, waxana is isku tashi ah ku dhisaya bulshada deegaanka.
Qeybtan cusub ee lagu kordhinayo isbitaalka Docoleey ayaa waxaa baahi weyn u qaba haweenka iyo caruurta deegaanka oo markii hore aan heysan goob si gaar ah loogu daryeelo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.