Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munsabad xariga looga jararay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Madarasada Seynul caabidiin oo lagu baran barto Qur’aanka kariimka iyo shareecada islaamka.
Madarsada oo ay hirgaliyeen walalo muxsaniin ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo culumada udiin iyo waldiinta iyo marti sharaf kale
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.