Kulan looga hadlayay hormarinta gobolka Owdal oo lagu qabtay Boorama

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ganacsto odoyaal aqoonyahan iyo qurba joog ayaa ka qeeybgalay kulankan oo looga arinsanayay sidii loo horumarinlahaa magaalada Boroma

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa aad looga dooday mashaariic kala duwan oo ladoonayo in dhawaan laga fuliyo magaalada iyo qaabka ugu wanaagsan ee xaafadaha logu qeeybin karo.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan