Aqoon isweydarsi ku saabsan jiheynta dowladnimada casriga ee Soomaaliya oo laga daah furay Muqdisho.

0
86

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya.

Aqoon isweydarisgan ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Maareeyeyaasha Hey’adaha dowladda .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi