Maamulka Koonfur-galbeed oo amaro kasoo saaray dhulalka loogu talagalay masaajidda

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Owqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur-galbeed ayaa awaamir ka soo sarey Arimaha laxariira is qabqabsi dhululka waqaf
ka ah.

Awaamirtan ayaa waxaa kamid ah in boosas Loogu talagalay in laga dhiso madaarista iyo masaajidyada aan laga dhisikarin goobo ganacsi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.