Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Jowhar

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar oo gacan ka helaya shacabka xaaafadda ayaa olole nadaafadeed kasameeyay garoonka kubadda cagta Xaseey Kumaari ee xaafadaasi .

waxa ka qeyb galay olahaan nadaafadeed duqa magaalada jowhar Maxamuud Xassan Bariise gudoomiyaha xaafada Horseed Cabdi Xaamud Xassan iyo bulshada xaafadaasi .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi