Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada diinsoor

0
137

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo gacan ka helaya shacabka degmada ayaa ololaha todobaadka Nadaafada ka bilaabay degmadaasi.

waxa ka qeyb galay olahaan nadaafadeed gudoomiyaha Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cismaan Macallin Cabdi qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada iyo gaadiidleeyda Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay .

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi