Maamulka degmada Balcad oo dib u dajin u sameeyay Barakacayaal cusub.

0
121

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 300 oo barakacayaal ah ayaa dib udajin loogu sameeyay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhaxe.

Barakcayashan ayaa kasoo barakacay deegaanka basra .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan