Barnaaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
112
Barnaaamijka dhallinyarada ee Radio Beerlula Todobaadkan waxaa diiradda ku saareeyna dhallinyarada ka shaqeeya Footooyinka Baladweyne oo fursado shaqo cusub ka helay dadka iska qaada sawirada si ay uga qeyb-galaan barnaamijka Dv lottery ama baqtiyaa nasiibka lagu aado dalka Mareykanka.
Cabduqaadir Cumar Nadaara.