Tartan kubadda cagta ah oo lagu qabtay Jowhar

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulka Hirshabelle ayaa soo qaban qaabisay kulan ciyareed looga gol ,leeyahay is dhax galka bulashada  waxana lagu qabtay magaalada jowhar.

Kulan ciyaareed ayaa waxaa ka soo qeyb galay bahda ciyaaraha iyo dhalinayarada jecel ciyaaraha iyo madaxda Olombikada maamulka shabeelaha dhexe.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen