Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle oo wada qorshe lagu tayeeynayo waxbarashada iskuulada ay la wareegtay.

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Hirshirshabeele Amiin Muqtaar Axmed ayaa sheegay in la tayeeyn doono iskuulada ay la wareegtay wasaarada.

Waxa uu tilmaamay wasaarada ay xooga saari doonto qaabka ugu wanaagsan oo ay ardeyda ku heli lahaayeen waxbarasho la hubiyay tayadeeda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.