Wado muhiim ah oo laga dhagax dhigay Magaalada Kismaayo.

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Kismaayo ayaa dhagax dhigay Waddo 800 oo mitir ah taasi oo ay hirgelinayaan ganacsato Soomaaliyeed.

wadadan ayaa laga dhisayaa dukaamada lagu iibiyo Moobeelada ilaa suuqa dahablaha ee magaalada Kismaayo.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin