Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay magaalada Qorulugud ee Somaliland

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha gobolka Tog-dheer Maxamed cabdulaahi ibraahim iyo iskuduwaha wasaaradda Hormarinta Caafimaadka gobalka tog-dheer Dr maxamed abuu walad ayaa daawooyin iyo agab caafimaad ku wareejiyey xarunta caafimaadka ee magaalada Qorulugud .

Munaasabadda lagu wareejinayay deeqdan daawada ah waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha magaalada qorulugud iyo kuxigeenka duqa dagmada buu hoodle bahada caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warkan Waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud