Garsoorayaal iyo guddoonka maxkamaddaha Hiiraan iyo shabeellaha dhexe oo la magacaabay.

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magacaabay guddoomiyasha maxkamaddaha gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Sidoo kale madaxeeynaha Hirshabeelle ayaa magacaabay garsoorayaal ka tirsan maxkamaddaha degmooyinka iyo deegannada gobollada shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

Warkan Waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey