Daruufo nololeed oo haysta qoysaska ku nool kaamka Mubaarak ee Baladweyne

0
54

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ka soo baracakay tulooyinka ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray kaamka mubaarik oo ku yaalo Xaafadda Hoolwadaag ee magalada Baladweyne .

Dadkaan ayaa ahaay xoolo dhaqato iyo beraleey ay saameysay abaartii soo martay dalka kuwaas oo aan heysan hooy cunto iyo biyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen