Kulan looga hadlayay baahinta siyaasadda nafaqada Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
52

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay kulanka baahinta siyaasadda Qaran ee nafaqada Qaranka.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Maamulka Somaliland, hay’addaha ka shaqeeya dhanka nafaqada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey