Iskuulada bixiya waxbarshada online ka ah oo kusoo badanaya Baladweyne.

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka Hogaan oo kamid gooboaha waxbarashada ee ku yaalla magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay qeyb lagu dhigo waxbarashada online ka ah.

Qeybtan ayaa loogu tala galay in wax lagu baro dadka aan awoodin ineey yimaadaan iskuulada ,sida ganacsatada ‘Dhalinyarada iyo dadka da-da ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin