Tartan ku badda cagta oo loogu talo galay is dhaxgalka bulshada oo lagu qabtay Baladxaawo.

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan ciyaareed loogu magac daray Tartanka is-dhexgalka bulshada kulankaan ayaa waxaa soo qaban qabiyay xariirka kubada cagta degmada baladxawo ee gobolka gedo

Waxana ka soo qeyb galay xariirka kubada cagta dhalinyaro badan oo ka kala imaday dagmooyinka gobolka gedo iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen