Biyo la’aan ka jirta deeganno hoos taga degmada Badhaadhe.

0
36

Baladweyne (Radio Beerlula)-IWasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kuqabatay kulan looga hadlayey Biyo la,aan soo wajahday dadka ku nool deegaano hoos taga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose.

waxa ka qeyb galay kulanka mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha maamulka Jubbaland qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada iyo mas’uuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi