Qorshe lagu dhisayo wado laami ah oo ka socda degmada Dhoobley.

0
50

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose ayaa waxaa ka socdo mashaariic Hormarineed oo ay ka mid yihiin dhismaha wadoyinka ka qeyb noqonaya bilicda degmada

Mashariicdaan ayaa waxa si wada jir ah u fulin doono bulshada maamulka degmada Dhoobleey oo gacan ka helaya shacabka iyo qurbo jogta degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.