Saddex ceelbiyood oo laga hirgeliyay deegaanka Dabaraqas ee Soomaliland

0
81

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Alraxma Ayaa kahirgalisay Degaanka Dabaraqas Ee Gobolka Saaxil 3 Ceelbiyood oo aay soo dhiibeen lacagata lagu dhisay ceelbiyoodka walaalo muxsiniin ah oo kunool dalka dibadiisa.

Madasha lagu daahfurayey Saddexda Ceelbiyood ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan hay’adda alraxma iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.